Shiinaha oo ka carooday feeryahay caan ah oo 10-second gudohood looga garaacay

Balo feeryahan oo kasoo kala jeeda dalalka Shiinaha iyo Thailand una kala feertama feerarka MMA Tai chi ayaa lagu kulansiiyay feer, waxaana dhacday in feeryahankii Shiineyska ee caanka ah toban second gudohood dhulka lagu dhigay.